Quotes from Ahmed Omaar
Arday kastaa waa inuu laba mid uun doortaa, xanuunka edbinta nafta, ama xanuunka qoomamaynta wakhtiyadii uu daayacay.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Being a student is like someone behind the bars, only those who burn the midnight oil will get the certificate of freedom.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Ceeb maaha inad imtixaan dhacdo, balse waxa ceeb ah ku qanaca caadeysiga dhicitaanka joogtada ah.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Every student must choose one of two pains: The pain of self-discipline or the pain of regret of negleted opportunities.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Ha ka baqin inaad ku guul dareysato imtixaanada, ka cabso inaad mar walba markhaati u noqoto guusha ardayda kale.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Ha ka noqon goobaha waxbarashada macmiil joogto ah! Noqo mid ka midho dhaliya hadafka ardaynimo.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Han iyo fikirbaa dadka kala horee, Ha is quudhsanoo, Ha is liidin waligaa.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
La dagaalanka rabitaanka naftu, waa furaha guusha ardayga.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Si aad u hesho wax aaney qayrkaa heli doonin mustaqbalka, samee wax ka duwan waxa ay sameeyaan.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Trees make me believe that we can also renew and reshape our lives, no matter what we face life.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Unless you become a big picture thinker, you will always stay where you are.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
Waxaad qiimo iyo sharaf ku lahaan doontaa goobaha shaqada, kolba sida aad u tayeyso xirfada iyo aqoonta aad xanbaarsan tahay.
~ Ahmed Omaar
BazillionQuotes.com
